SolvetechnoNet, ICT,

Nagu Saabsan

Solve-TechnoNet, HEADER, DIVIDER, wst

Home / Yaa Nahay

Solve-TechnoNet, solvetechno, Header

Nagu saabsan

Solve-TechnoNet had iyo jeer waxay si buuxda diiradda u saareynaa sidii ay kaaga caawin lahaayeen inaad ka gudubto caqabad kasta oo ICT-ga kaa haysta.

Solve-TechnoNet waxay ka mid tahay kuwa ugu fiican ee xalinta dhibaatooyinka ICT da, oo ka adeega magaalada Jigjiga, Itoobiya. wuxuuna bixiyaa naqshadeynta Webka(web design), Xiriirinta (Networking), Dayactirka (maintenance), Amniga iyo qaabeynta Datacenterka, oo Hadaf keenu yahay siinta macaamiisha shaqo qancisa.

Waxaan, ka warqabnaa oo aan ku qasabnahay inaan balaarino oo aan horumarino adeegyadeena si isdabajoog ah. Maaddaama warshadaha, companiyada, organizashin ka ila shirkadaha yaryar si adag uugu xidhan yahiin macaameeshood oo service joogta ah u helaan.

nagu saabsan, About us, solvetechno, wst
nagu saabsan, About us, solvetechno, wst

Maxaad Noo Doortaa ?

Solve-TechnoNet, HEADER, DIVIDER, wst
Solve-TechnoNet waxay ka mid tahay kuwa ugu fiican ee xalinta dhibaatooyinka ICT da, oo ka adeega magaalada Jigjiga, Itoobiya wuxuuna bixiyaa naqshadeynta Webka(web design), Xiriirinta (Networking), Dayactirka (maintenance), Amniga iyo qaabeynta Datacenterka, oo Hadaf keenu yahay siinta macaamiisha shaqo qancisa.
(web design) Naqshadeynta Websaydhka waxaa ka mid ah Hoost greenta websaydhka, Diiwaangalinta magaca webka(Domain), SEO, Xaddiga diskiga (storage) aan xadidnayn, bandwidth aan xadidnayn, Emailka aan xadidnayn, SSL ee bilaashka ah, .COM Domain blash ah, iyo Amni Sare.
Haddii cillad kaa haysato mid ka mid ah qalabkaaga ICT ga, Solve-TechnoNet kama fikirto oo keliya hagaajinta qalabka dhaawacmay, ee laakiin sidoo kale waxay hagaajin doonta wax kasta oo la xiriira qalabkaas.
Tilaabooyin taxane ah oo xawaareynaya habka cilad-bixinta iyadoo la adeegsanayo farsamooyin casri ah oo wax ku ool ah, iyo si ayn mustaqbalka cilado lamid ah qalabkaas ku dhicin.
SolveTechnoNet waxay siineysaa 24/7 taageero-macaamiil, sidaas darteed waxaan damaanad qaadeynaa in macaamiisheena ay heli doonaan kaalmo farsamo markasta oo loo baahdo.
Waxaan ku siineynaa baaritaano bilaash ah iyo tijaabinta amniga iyo arrimaha waxqabadka oo laxidhiidha kumbuyuutarrada anago isticmaalayna waqti yar xadidan.

Himilada-yada

Solve-TechnoNet, HEADER, DIVIDER, wst

Si loo xoojiyo dadka la qabsiga adeegyadeena tayada fiican iyo inaan ka sii badinno waxyaabaha macaamiishayadu naga filayaan adeegyada-xalalkeena ugu casriyaysan ee ICT ga.

Shaqo Tayo Sare leh

Solve-TechnoNet waxay ku adeegta shaqo tayo sare iyo Qiimeenta macaamiisha oo waliba ku dhamaystirta jadwalki logu baahna.

Qaab xirfadeed

Waxaan ula dhaqana macaamiishayada si daacadnimo ah, waxaan qaadaneynaa hab anshax leh, Waxaan bixinaa adeeg heer sare ah Waxaanna siineynaa adeeg xalinta ciladooyinka ICT ga.

Adeeg Layaableh

Mar alla markii aad nala soo xiriirto waxaad la yaabi doontaa in adeegyadeenna, wax soo saarkeenna iyo xalka degdegga ahi ay kuu geynayaan heerka ugu sarreeya oodaan filanayn.

Maxaa inaga dhigay UNIQUE

nagu saabsan, About us, solvetechno, wst

Macaamii-sheena

Waxaan adeegyo u qabanay dadyowgan iyo shirkadahan cajiibka ah

SolveTechnoNet, logo, yusufinur, wst
SolveTechnoNet, logo, Ashuronline, wst
SolveTechnoNet, logo, farmpastra, wst
SolveTechnoNet, logo, Jigjiga university, wst
SolveTechnoNet, logo, iic, ilays international college, wst
SolveTechnoNet, logo, srswwce, wst
SolveTechnoNet, logo, Haruncompany, wst
SolveTechnoNet, logo, suuqyare, wst
SolveTechnoNet, logo, mytechnomarket, wst