Igu-Saabsan

About-Akram

Ka qalinjabiayay Jaamacadda Jigijga. BSc Degree (I.T=Information Technology)

Luuqadaha aan ku hadlo

1-Ingiriisi
2-Carabi
3-Af-Soomaali
4-Af- Oromo
5-Amxaari

Macluumaad igu Saabsan iyo profile

Waxaan ahay Khabiir ku xeel dheer ICT-ga iyo Naqshadeeye Web

Dadku badanaa waxay jecel yihiin inay wax badan ka ogaadaan qofka iyo khibradiisa intaysan dooran adeegyada oo bixiyo. Waxaa la mid ah xirfadlayaasha ICT da.

Waxaan ahay qof firfircoon oo xamaasad badan oo ku raaxeysata loolan iyo gaarista himilooyinkayga gaar ka ah. Hadafka shaqadeedu waa inaan ka shaqeeyo wax ala wixi ICT-da laxiidha, maxaa yeelay waxaan ku raaxeystaa la shaqeynta kumbuyuutarrada. waxaanan u arkaa shaqada mid xiiso leh oo qancisa. Fursadda inaan ku barto xirfado cusub oo aan kula shaqeeyo teknoolojiyada casriyaysan ayaa si gaar ah aniga ii soo jiita.

Top Skills

  1. Naqshadeynta websaydhka (coding)
  2. Isku xirka iyo kaabayaasha Shabakadaha(Network)
  3. Dayactirka & cilad bixinta
  4. Multimedia
  5. Amniga kombiyuutarka
  6. Database
  7. Logo da iyo Sameenta bannerada
  8. Barid iyo Tababar
  9. Ku rakibida xogta iyo qaabeynta aaladaha (Cisco)
  10. Cloud computing

Akram Maxamuud Ismaciil

Macaamii-sheena

Waxaan adeegyo u qabanay dadyowgan iyo shirkadahan cajiibka ah

Jigjiga university JJU logo
ilays international college logo
mytechnomarket logo
suuqyare logo
FarmPastra Logo