Dayactirka iyo Taageerada

Xalinta, Dayactirka kombiyuutarka iyo Taageerada

Solve-TechnoNet waxay siisaa shaqsiyaad iyo hay'ado ba dayactirka PC / laptop-ka

solve-techno-Maintenance-300x200

Dayactirka laptop-ka

Pc_solvetechnoNet-300x200

Xalinta Desktop ka

Ipad_solvetechnoNet

Cilad bixinta Taplet ka

Kombiyuutarka, Laptop-ka iyo dayactirka Tablet-ka aya ah wax fudaydiya shaqadeena kala duwan.

Xalka qalabka Hardware ka iyo softiweerka

In kasta oo inta badan ciladooyinka kumbuyuutarka ku dhaca ay xaliyaan kooxda taageerada IT-ga ee ganacsigaas ama shirkadaas, haddana waxaa jira arrimo kale oo yar yar, laakiin yara dhib badan, oo si joogto ah ugu dhaca kombiyuutarka shaqsiga ah (PC) oo ay marmar ku adagtahay shaqalaha I.T. ga xalintiisu. hadaba waxaan aaminsanahay waa in loo mara xeelad fudud oo lagu xaliyo dhibaatoyinkaas oo dhan.

Solve-TechnoNet waxay bartaa oo si dhakhso leh u aqoonsataa ama fahantaa dhibaatada si dhakhso badana una xallisaa, taas oo si farxad leh kuu badbaadinaysa waqti iyo lacag badan.

Dayactirka laptop-ka

Solve-TechnoNet waxay siisaa adeega dayactirka kombiyuutar ka oo heer sareeya. Adeegyadeena ayaa ku cajab galindoonta waana xalin karnaa nooc kasto brand ah iyo heer kasto xarrunta shaqadadu tahay.
Hadayba tahay dhibaato kaa haysato sida qaabeynta, nidaamka, barnaamijyada, qalabka iyo softiweerka, ama aad u baahan tahay caawimaad gaar ah, nala soo xiriir.

Waxaan khubaro ku nahay ciribtirka fayrasyada iyo  dayactirka softiweerka kamaqan kombiyuterka, Bahda xirfadeed ee Solve-TechnoNet waa mid khibradahoogu badanyahay oo adag. Haddii ay dhacdo inaad raadineyso caawimaad kombuyutarkaaga / laptop-kaaga ama aad la kulantid arrimo la xiriir ciladooyinka si dhakhso ah laso xidhiidh kooxda SolveTechnoNet.

Dayactirka Desktop ka.

Hadayba dhib kaa haysato qaybo ka mid ah kombiyuutarrada desktop-ka sida RAM, CPU, Motherboard, ama waxyabaha kale ee la xiriira qalabka hardware ka waxaan si dhakhso leh ugu xallin karnaa waqti kooban, sidoo kale haddii dhib kaa haysato barnaamijka Software-ka sida softweerka nidaamka (system software), Driverada Printer ka iyo kuwa kaleba si xirfad leh ayan u xalinayna. si fudud nala soo xiriir. Waxaan ku takhasusay ciribtirka dhibaatooyinka. kala duwan ee kombiyuuterka

Cilad bixinta Tablet yada

Qalabka Tablet yada ayaa ah aaladda adduunka oo dhan laga jecel yahay. Si kastaba ha noqotee, waxa tablet yada ku dhaca jabitan, dildilaac iyo cilado kala duwan.

Solve-TechnoNet, waxaan ognahay wax walba oo ku saabsan ” Tablet” ka waadna nagu kalsoonaan kartaa taada. Waan hagaajin karnaa dhawaca tablet ka, beddelka qayb ka mid ah, waxyeelada biyaha, hagaajinta usb charger ka, iyo hagaajinta isku xiraha. Waan dareensan nahay waxa aad dareemeyso markay ka jebto ama xumaato qayb ka mid ah tablet kaaga aad doorbideyso ee tiknoolajiyada. Hadaba ku qanac. Adiga oo nala jooga, waxaad helaysaa hagaajintii ugu sarraysay ee qiimaha ugu jaban sidaa darteed u soo qaado tablet yadaada kala duwan sida iPad, Google, Amazon, ama tablet yo nooc kasta, oo kuso hagaaji Solve-TechnoNet.