Maxaad u dooranaysaa Adeegyada ‘Solve-TechnoNet’ iyo ballansanaysa?

Solve-TechnoNet waxay ka mid tahay kuwa ugu fiican ee xalinta dhibaatooyinka ICT da, oo ka adeega magaalada Jigjiga, Itoobiya. wuxuuna bixiyaa naqshadeynta Webka(web design), Xiriirinta (Networking), Dayactirka (maintenance), Amniga iyo qaabeynta Datacenterka, oo Hadaf keenu yahay siinta macaamiisha shaqo qancisa.
(web design) Naqshadeynta Websaydhka waxaa ka mid ah Hoost greenta websaydhka, Diiwaangalinta magaca webka(Domain), SEO, Xaddiga diskiga (storage) aan xadidnayn, bandwidth aan xadidnayn, Emailka aan xadidnayn, SSL ee bilaashka ah, .COM Domain blash ah, iyo Amni Sare.
SolveTechnoNet waxay siineysaa 24/7 taageero macaamiil, sidaas darteed waxaan damaanad qaadeynaa in macaamiisheena ay heli doonaan kaalmo farsamo markasta oo loo baahdo inshaAllah.

BALLANSO XILLI, OO HEL 15% QIIMO DHIMIS

Ballan samee oo Faahfaahintaada hoos ku buuxi oo ay ku jiraan adeegga aad u baahan tahay, taariikhda iyo saacadda aad doorbideyso waanan kugu soo laaban doonnaa xilli dhow.

Social app-ka nagla soco

kabele 3, Yusra Building, Jigjiga ,Ethiopia

Mobile : +251-993-604-690

info@solvetechno.net