Amniga-computerka

Waxaan Isticmaalnaa Falanqeyn Si aan u ogaano Khataraha Cusub Ee Amniga Kombiyuterada waajiha oo Caalamka ka jira

Waxaan hubinaa oo ilaalinaa qalabkaaga ICT-da oo ay ku jirto xogtaada xasaasiga ah, waxaan aaminsanahay in qaababkeena gaarka ah ay ka caawiyaan difaaca ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexeba weerarada malware & cyber ta looyaqaano.

Waxaan ula dhaqmeynaa macaamiisha si daacadnimo ah, waxaan qaadaneynaa hab anshax leh, Waxaan bixinaa adeeg heer sare ah Waxaanna siineynaa adeeg xalinta Ciladaha kala duwan.

computer-Security | Solve-technoNet
computer-Security service - solvetechno.net

Ka Difaac Meheraddaada iyo xafiiskaaga khatarta ka timaada weerarada Internetka

Adeegso Anti-virus-kii ugu dambeeyay ee casriyaysan.

Ka Adeegso Solve-TechnoNet Anti-virus-kii ugu dambeeyay ee la cusbooneysiiyay waxayna kaa caawin doonta inaad ka hesho barnaamij antivirus ku habboon nidaamkaaga kombiyuutarka-amniga iyo aaladaha kale ICT-da, Waxaan qiimeyneynaa qaababka iyo howlaha kala duwan ee barnaamijka Anti-fayrus ku leeyahay oo waliba kuu dooranayna kii kugu haboona Aaladahaga ICT-da.

Adeegyadeena dhinaca Amniga dijitaalka ah

Adeegyadeenna amniga-dijitaalka ah iyo istiraatiijiyaddenu waxay kusiinaysa qiimo aad u weyn oo shirkaddada iyo ganacsigaaga rabaan. horumar sareesa xaga xaaladaada amni aad isticmaasho ayaa ka dhigaya ganacsigaaga mid qarsoodi iyo xakameyn ba leh.

Xullo xeeladaha kombiyuutarka-amniga saxda ah

Anti-virus ka saxda ah iyo amniga internetka waxay taageeraan shaqaalaha goobtooda shaqada ah. maadaamo ka caawinayo Anti-virus ku nidaamka kombuyuutarka waxtarkiisa oo marnaba hoos u dhac lahayn iyadoo xawaaraha kombiyuterkagu sii fiicnaanayo.

Markaad PC-ga iyo qalabka kale ka ilaaliso fayrasyada, waxay awoodaan inay cimri dher yeeshan oo kharash farabdan oo lagu dayactiri laha aad badbaadinaysid. Waxaa intaa dheer, markaad kor u qaaddo kalsoonida macaamiisha, waxaad diyaar u tahay inaad soo jiidato oo aad haysato ganacsi cusub.

 

computer-Security | Solve-technoNet

Ku Seexo Nabad Gelyo Ku Toos Qorrax Iftiin

Iyadoo aan loo eegin tiknoolajiyada ama hal-abuurnimada aad hadda isticmaasho, waxan kuu habeyn karnaa oo ku siin karnaa barnaamijka ugu wanaagsan & kan ugu dambeeya ee ka hortagga-fayraska ee ka ilaaliya shirkaddaada dhawacyada kayimaada internetka, tuugada, iyo softweerka basaasnimada kuwaas oo aad u dhaawici kara nidaamka is-dhexgalka ee systemkaaga iyo aaladahaaga.



Hadda ka ADeegso bogga Dukaanka ee Solve-TechnoNet oo iibso barnaamijka ugu fiican ee ka hortagga fayraska (Anti-virus)