Adeega

Home / Yaa Nahay

Solve-TechnoNet, waxaan ognahay in hal-abuurnimada iyo teknolojiyadda aad maalin walba Isticmaalaysid, ay ganacsigaaga si xad la,aana ugu muhiimsan tahay. waana ognahay in Ganacsi kastaa uu baahan yahay taageero.

Adeegyadeena

Adeegyada ugu muhiimsan iyo faahfaahinta

Naqshadaynta Websaydhka

Waxaan sameynaa, horumarinaa oo naqshadeenaa websaydh shakhsiyeed, website yada Suuqa dijital ah, website ganacsi iyo hay’ad ba, iyado leh nidaamka ugu dambeeyay iyo heerarka …

Shabakadda iyo Internet ka

Kaabayaashayada internetka iyo shabakadeena waxay ka kooban tahay dhammaan qaybaha karti u leh isgaarsiinta shabakadda, howlgalada iyo maareynta, oo lagu daro isku xirnaanta shabakada shirkadda iyo goobaha ganacsi ga …

Dayactirka & cilad bixinta

Waxaan cilad bixina oo aan dayactirna dhammaan qalabkaaga ICT oo ay ku jiraan laptops, desktops, daabacayaal, iyo koobiyeyaal. Waxaan sidoo kale hagaajinaa aaladaha kale ee shabakada sida Cisco, D-Link, Moodeemka …

Amniga Kumbuyuutarka

Waxaan awoodna oo ilaalinaa qalabkaaga ICT ga iyo computerkaba oo ay la socdaan xogtaada xasaasiga ah; waxaan aaminsanahay in qaababkeena gaarka ah, ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ba ka ilaalin karaan fayrasyada iyo weerarada internetka …

Xarunta-Xogta (Data-Center) ​

Dejinta ama dhisidda Datacenter-ka ururkaagu ama kompanigaagu waa horumar wanaagsan oo ka dhigaya dhammaan qaab-dhismeedkaaga ganacsi iyo isticmaalka ICT da mid kuu habboon oo aamin ah. Waxaan ku rakibnaa xarunta-xogta (datacenter)ka oo aan u qaabeynaa si uu ufududeeyo hannaanka culeyskaaga shaqo ee maalinlaha ah …

Su'aalaha Guud!

Xilligan, waxaan bixinnaa 5 adeegyo muhiim ah, sida hoos ku xusan

  1. horumarinta bogga iyo qaabeynta
  2. Kaabayaasha shabakada iyo xidhiidhinta
  3. Dayactirka iyo taageerada
  4. Amniga kombiyuutarka iyo Anti-virus yada
  5. Qalabeenta Datacenter iyo dajintiisa

Dabcan,  adeegyo kale oo kala duwan ayaa lagu dari doonaa mustaqbalka dhow.

Waqtigaan la joogo ma lihin xafiis noo gaar ah, laakiin si ku meel gaar ah Waxaan u adeegsaneynaa xafiis ku yaal Kabele 3aad , Dhismaha Yusra, Dabaqa 1aad.

Jigjiga, Ethiopia

Maadaamo aan daneyneyno dhisida iskaashinimada oo aan ahayn un inaan wax ka iibino, waxaa aad u muhiimsanaan lahayd inaan waji la waji u kulano oo aan wax badan macluumaad ah is waydaarsano maadaamo waxaan qiimeena macaamiisha waxaan isku dayna in aan buuxinno danaha ganacsigooga.
Laakin marba haday macaamisha sharafta lehi doonayaan in ay ku dhamaystiraan wadahadal leenka khadka ahi, taasi dhib naguma hayso waxaa inoo diyaarsan xog ama file “website questioner” la dhaho, hadaba qaabkani wuxuu yahay su,aalo ka turjumaya habaka loo rabo naqshadaynta website ka oo inta basic ga looga baahan yahay maciimsha inay buuxiyaan oo ay noo so diraan.

Haa,

Waan ognahay inay jiraan qaybo softiweer caan ah, oo loo isticmaali karo meelo fog (remote-access) taageerid ku saleysan internetka. sidaas darteed anagoo adeegsanaya mid ka mid ah programyadaas, waxaan xallin karnaa wixii dhibaato ah ee qaabeynta qalabka Cisco, kombiyuutarada Server ka, Core-Switch yada, iyo aaladaha kale ee Layer switch yada.

Xaga Amniga, Ha ka welwelin !!

Amnigaaga iyo asturnaantaadu had iyo jeer waxay ahayd mudnaantayada