Adeegyada Xirfadeed ee ICT da

Sameenta iyo Dayactirka
  • Tiknoolajiyadaada
  • Adeegyadaada ICT
  • Kobacaaga Ganacsi

Ilaa heerka ugu wanaagsan ee baahiyahaaga

Casriyaysan

Adeegyada aan bixinno waa kuwo casriyeysan, tayo sare leh oo soo jiidasho leh macaamiisheenna.

Tayo Sare

Solve-TechnoNet waxay kuu gudbineysaa shaqo tayo sare iyo Qiima badan oo waqtigii loogu bahna.

Jadwal'le

Waxaan si weyn u qiimeynaa macaamiisheenna oo aan si adag u shaqeynaa si aan u gudubno oo aan u gaarsiino shaqada waqtigeeda.

Adeegyadeena

Solve-TechnoNet, HEADER, DIVIDER, wst

Adeegyada ugu muhiimsan iyo faahfaahinta

Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT

Naqshadaynta Websaydhka

Waxaan sameynaa, horumarinaa oo naqshadeenaa websaydh shakhsiyeed, website yada Suuqa dijital ah, website ganacsi iyo hay’ad ba, iyado leh nidaamka ugu dambeeyay iyo heerarka …

Shabakadda iyo Internet ka

Kaabayaashayada internetka iyo shabakadeena waxay ka kooban tahay dhammaan qaybaha karti u leh isgaarsiinta shabakadda, howlgalada iyo maareynta, oo lagu daro isku xirnaanta shabakada shirkadda iyo goobaha ganacsi ga …

Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - Network - wst
Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - wst

Dayactirka & cilad bixinta

Waxaan cilad bixina oo aan dayactirna dhammaan qalabkaaga ICT oo ay ku jiraan laptops, desktops, daabacayaal, iyo koobiyeyaal. Waxaan sidoo kale hagaajinaa aaladaha kale ee shabakada sida Cisco, D-Link, Moodeemka …

Amniga Kumbuyuutarka

Waxaan awoodna oo ilaalinaa qalabkaaga ICT ga iyo computerkaba oo ay la socdaan xogtaada xasaasiga ah; waxaan aaminsanahay in qaababkeena gaarka ah, ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ba ka ilaalin karaan fayrasyada iyo weerarada internetka …

Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - wst
Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - datacenter - wst

Xarunta-Xogta (Data-Center) ​

Dejinta ama dhisidda Datacenter-ka ururkaagu ama kompanigaagu waa horumar wanaagsan oo ka dhigaya dhammaan qaab-dhismeedkaaga ganacsi iyo isticmaalka ICT da mid kuu habboon oo aamin ah. Waxaan ku rakibnaa xarunta-xogta (datacenter)ka oo aan u qaabeynaa si uu ufududeeyo hannaanka culeyskaaga shaqo ee maalinlaha ah …

Na Dooro ​Anaga ​

Amaan & Aamin

Qiimo Jaban

24x7 Taageero

Waxaan la soconaa casriyeyn, tayo sare iyo jadwal. Intaa waxaa dheer, Waxaan si deg deg ah oo buuxda diiradda u saareynaa inaan kaa caawino inaad ka gudubto caqabad kasta oo ICT ah. waxaan ula macaamilnaa macaamiisheena sharafta leh si sinnaan leh iyadoon loo eegin baaxadda shirkadda iyo miisaaniyaddeeda.

Khibrad weyn

Sanado badan oo khibrad ah qaybta ICT da, shirkadaha iyo shaqsiyaadka kaleba inay na aaminaan waa tilmaam aad u fiican. waxaan siina xalal tayo sare oo u gaar ah.

Koox adag

Team heer sare ah oo xirfadlayaal ah ayaa kaa caawin doonta inaad fikradahaaga oo dhan kuu nooleeyan sida ugu fiican uguna macquulsan uguna shaqeyn mudan.

Xalka shaqsiga

Mashruucyada ku gaar ah waxaan kaaga caawinayna sida ugu casriyaysan si aad u gaarto yoolalkaaga iyo Hammigaaga ba.

Ku qanacsanaanta qaabeynta websaydhka

Solve-TechnoNet waxay kamid tahay xarumaha ku saabsan bixinta naqshadeynta websaydhka, waxayna u dhisaan webkaaga qaabab u siinaya macaamiishaada macluumaadka ay raadinayaan-hordhaca macno leh ee ku saabsan ururkaaga ama meheraddaada, Sababtoo ah Waan ognahay muhiimada macaamiishaada ee ku saabsan dhanka ganacsigaaga ama shirkaddaada.

Waxaan karti iyo khibrad u leenahay inaan u gudbino website kaaga qaabka ugu fiican oo casirayaysan.

Nala soo xiriir maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

Macluumaad igu Saabsan iyo profile

Waxaan ahay Khabiir ku xeel dheer ICT-ga iyo Naqshadeeye Web

Akram Mahamud

Dadku badanaa waxay jecel yihiin inay wax badan ka ogaadaan qofka iyo khibradiisa intaysan dooran adeegyada oo bixiyo. Waxaa la mid ah xirfadlayaasha ICT da.

Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - Akram - Web Developer - wst

AGAASIME GUUD, MAAREEYE

KHABIIRka  IT / ICT

Naqshadeenta Webka 95%
kaabeenta shabakadaha 85%
Dayactirka & taageerada 80%
Rakibaadda Datacenter 79%
Amniga internetka 70%

Macaamii-sheena

Waxaan adeegyo u qabanay dadyowgan iyo shirkadahan cajiibka ah

SolveTechnoNet, logo, yusufinur, wst
SolveTechnoNet, logo, Ashuronline, wst
SolveTechnoNet, logo, farmpastra, wst
SolveTechnoNet, logo, Jigjiga university, wst
SolveTechnoNet, logo, iic, ilays international college, wst
SolveTechnoNet, logo, srswwce, wst
SolveTechnoNet, logo, Haruncompany, wst
SolveTechnoNet, logo, suuqyare, wst
SolveTechnoNet, logo, mytechnomarket, wst

Mashaariicaheena Ugu Danbeeyay

Hoos waxaa ku arkaysa qaar ka mid ah mashariicaha aan qabanay

Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - Farmpastra - wst
Farmpastra Company
Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - IIC - wst
ilays international college
Solve-TechnoNet - ICT Services​ - Adeega ICT - SUUQYARE - wst
Suuqyare online services